
Deggalkan Madaxa Fursadaha Waxaaad Kala Socon Kartaa Arrimaha;
1-DV Lotteryga
2-Deeqaha Waxbarashada
3-Dhoofka
4-Fursadaha Nolosha Iyo Shaqooyinka
Waa Maxay Portugal D7 Visa
waa vise kuu ogolaanaya inaad tagtid wadanka Portuqiiska oo loogu talo galay dadki baraha bulshada lacagta ka sameeya ama dadka online ka/Internet ka lacagta ka sameeya iyagoo guryahooda jooga.
Ugu yaraan lacagtaas uu qofku samaynayaa waa inay noqotaaa $730 iyo wixii ka badan
Linkiga website ka:
source
Walalka malmahan walgu wayee