
#SUBSCRIBE
CIA OO SI LAYAAB LEH OGA HADASHAY CAAFIMAADKA MADAXWAYNAHA RUUSHKA.
Russia has resumed pumping gas to Europe through its biggest pipeline after warnings it could curb or halt supplies altogether.
The Nord Stream 1 pipeline restarted following a 10-day maintenance break but at a reduced level.
On Wednesday, the European Commission urged countries to cut gas use by 15% over the next seven months in case Russia switched off Europe’s supply.
Russia supplied Europe with 40% of its natural gas last year.
Germany was the continent’s largest importer in 2020, but has reduced its dependence on Russian gas from 55% to 35%. Eventually, it wants to stop using gas from Russia altogether.
Russia’s invasion of Ukraine in February sent wholesale gas prices soaring in Europe, with a knock-on impact on consumer energy bills.
The European Commission says retail electricity prices for households in EU capitals were up by 44% in May 2022, compared to May 2021. The highest rises were in the Netherlands (up 167%), Austria (up 122%) and Italy (up 118%).
Join. this channel to get access to perks:
stock market
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa
source
Asc waxaa qasaaray heer galbeedka
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dagaalka Ruushka Boring buu noqday France League buu isku badalay, mana kala adkanayan mana heshinayan, maciishadina way nagu qaaliyeyen,
Waa beenloowyaal
Waa fadhi kudirir
ABDIXAAFID VIDEO KA SOO SAMEE SHOWGA FATXIYA CABSIIYE EE HAYES BERITO KU DHIGAYSO 23rd July @ The Claretian Oasis, Botwell Ln, Hayes UB3 2AB 7:30. There will be riwaayad, singing as well as a speech made by Fatxiya in addition to sale of her debut novel MAHADHO all this is for charity to build a centre for the marginalised and mistreated Gabooye (Madhiban) people of Hargeysa.
ATTENTION REER LONDON I hope you can all make it to Fatxiya Cabsiiye's show that will be on Saturday 23rd July @ The Claretian Oasis, Botwell Ln, Hayes UB3 2AB 7:30. There will be riwaayad, singing as well as a speech made by Fatxiya in addition to sale of her debut novel MAHADHO all this is for charity to build a centre for the marginalised and mistreated Gabooye (Madhiban) people of Hargeysa. Ha moogaanina walaalayaal come along and bring your family and friends ka qayb qaata khayrka.😇👍👍👌
Sababta.aan rushka.u taggero.ayaa.wxa.aytahey. waa.geesi.marka.hore.marka 2baadna.merekan.io.ree.yurub.farxaad. ayey ithy.inaan.arko.mar.uun.in.la.arko reegalbeed.oo.qaxooti.
Soo dhawaada idinkuna
❤❤❤❤❤👍👊👊
Mashalh
Dagaalki yuguslafiya ma ilowdeen?
Please subscribe like share
https://youtu.be/3M-Qy0KhxFY
Canjeerada iyo sambuuska so dadajia
Putin wuu buka Putin wuu dhimanaya waa tabardarada reer galbedka ayay muujinayaan markay waxba Ka qaadi waayen
Europe weligeedba mareykan bay u hayd kaba gaad ilaa dagaalkii labad, waayo lacagtii marshal plan ayaa lagu haystaa
Russian ha laga adkaado kale maahee, haddafkiisa wxa ka mid ah: baabi'inta lacagta Euro, Europe oo uu hoose keeno awoodiisa xaga difaaca iyo in uu wiiqo wax kasta ay Europe leedahay. Maerkanka dagaalka ayey ka fahmeen dantooda gaarka ah ugu weyn
Aadbaan uga helay Sidu engneerku u falanqeeyo warark! Waanu ku mahadsanayahy👍
Aadban idiin salamaya C/xafid iyo Enginerkaba! oo ah khabirka barnamjka,
Hadan qodob ku darsado Wayabuhu China ka barn karo daglka Ukrain waa In Maraykan iyo reer galbeed aanay si toosa uga hor istaagi karin weerarka taiwan ee ay ku carinayaan uun/Sida ukrainba ay ruushka ugu wayrixiyeen!!
Engineerka microphone ku wa poor very poor quality
Salaam qaali ah both of you from Washington
Alle ha usiyaadiyo .Alle yaa.allah
Afkayrabaan in aykujiraysiiyaan hhhhhhhhh walaalo waa wiil balow.putin
Asc Abdi Xafid iyo Engineer Abti Doon Waan idiin salamay From 🇺🇬Uganda🇺🇬Gar ahaan Ambarara City Allah idiin Xafido Dhamaan Bahada 🇬🇧Birit🇬🇧🇸🇴Soomaali🇸🇴Tv Thnkis Waqtigiin qaliga Aa Noo Hurteen We Love You 🙏❤️💚💜💙🙏
As Sxb yaal Aad baad u mahadsantihiin sxb yaal habeenkaad maqan yihiin Please No sheega oo Xussa hhh Raalina iga oqda waa Birmingam uk thanks
Warka reer galbeedka waabeen faa iidada hoolgalkaan waxaa helay Ruushka 🇷🇺 gabi ahaan ciidankii yugreen waalabaabi iyay buutin waaka faa iiday lacagta ruushka dagaalka kahor meesheey taagneed 150 ayeey kasara martay buutin waana faa iiday
Dgfhmfhfhfbf
🥰🍕🍔😘😂🤑🤑 I love your videos
Maasha Allah cadixafiid iyo ingener
Hhhhhh
Scm cadixafiid iyo ingener Sheffield waa degenaan jiray waana aqaan ingenerka haduu ka yimid Germany xabiilkiiisuna yahay habar gidir oo ka ah saleeman spitehil ayuu degenaay
Majirto cid wixii ay dooneysay ruushka wuxuu lahaa 3beri ku qabso USA iyo England waxey rabeen in hadii Ukraine hub lasiiyo in ruushka jabayo Taana mafulin
Waa la idin wayay bahda brit tv
Kkkkkk wllhi ing wuu iga qoliyey
Mashalh engineerka iyo cabdi xaafid sifiican ayaad inooga faa ideyseen
Waan idin salaamayaa c xaafid iyo bahda soomaali tv ing axmedna waan salaamayaa waananu kula soodhoweyney
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆
Waan idin salamay cxafid Iyo injinerka
Mashallah eng and Abdihafid
Yugoslavia wixii kadhacay 1992 soo dagaal muusan ahayn mise Yugoslavia Europe ma ahayn
Raiisalwasaarii 3aad Europe ah ayaa xilkoodi waayay Bulgaria uk Italy
Salaam engineerka & abdihaafid mahamud jaamac xayaakumullah